Adduun ka oo dhan waxaa culays la saaray ganacsatada ka shaqeeya xiwilaadaha in ay buuxiyaan shuruudo badan oo waddamada qaarkood ay adagtahay in si sharci ah xawilaaduhu adeeggooda u gaarsiiyaan macaamiishooda.
Ilaa iyo wixii ka danbeeyay 9/11 maalinba maalinta ka danbaysa waxaa soo baxayay shuruuc cusub oo lagu xaddidayo xarakaadka xawilaadaha.
Shuruucda cusub ee badankooda ay ka danbeeyaan waddamada reer galbeedku, waxay saamayn wayn u gaysteen habsami u socodka ganacsiga xiwilaadaha Soomaaliyeed oo lafdhabar u ah ganacsiga iyo nolosha Soomaalida.
Waxaa walwal laga qabaa in shuruucda xawilaaduhu sii adkaan doonaan mustaqbalka.
Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Cabdinasir Maxamuud Ciise:
Nasser Issa
Issa Associates
Chartered Certified Accountants
219 Belsize Road
London NW6 4AA
info@issaweb.com
ama eeg bogga internet ka ciwaankiisu yahay www.hmce.gov.uk.
|