Issa Associates waa shirkad Soomaaliyeed saldhiggeeduna yahay London.
Waxyaalaha aan aqoonta iyo khibradda khaaskaa u leennahay waxaa ka mid ah:
- Xisaabaadka maaliyadda iyo ganacsiga.
- Tababarka la xiriira shuruucda iyo maamulka xisaabaadka, hanti-dhawrka iyo maaliyadda.
- Hawlaha la xiriira maamulka iyo maaraynta sida:
- Dejinta iyo maamulka bajadka hay'adaha dawligaa iyo kuwa khaas ka ahba.
- Dejinta iyo maamulka bajadka ha'adaha dowliga ah iyo kuwa gaarka ahba.
- Aasaasidda iyo sharciyaynta kambaniyaasha.
- Xafiis cinwaan u noqda shirkadaada oo lagaala soo xiriiro.
- Arrimaha la xiriira mushahaar ka shaqaalaha.
- Arrimaha la xiriira sharciyaynta xawilaadaha iyo shuruucdooda.
- Noocyada kala duwan ee canshuuraha.
- Hanti-dhawrka iyo dhisidda qaabkii loo badbaadin lahaa hantida guud iyo tan gaar ka ahba.