HOME
Issa Associates waa shirkad Soomaaliyeed oo ah Chartered Certified Accountants, saldhiggeeduna yahay magaalada London.

Waxaan aqoon iyo khibrad dheeraad ah u leennahay xisaabaadka maaliyadda iyo hantidhawrka ee shirkadaha ganacsiga iyo hay’adaha samafalka intaba

Waxaan aaminsannahay in danta ganacsigayagu ku xiran yahay horumarka ganacsigaaga.
 

 

 
 
Business link
ACCA
KPMG
HM Costoms and Excise
Tax credits
Islamic Development Bank
African Development Bank
United Nations
PriceWaterhouseCoopers